Heemaal News Network

Dowladda Oo Sheegtay in Puntland Iyo Jubbaland ay ka Dhago Adeegeen Shirkii Muqdisho

Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya aya shaacisay in Maamulada Puntland iyo jubbaland aysan weli aqbalin shirkii uu dhawaan ugu yeeray Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

War-Saxaafadeed wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu shregay in shirkii uu ku baaqay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay aqbaleen Madaxweynayaasha Saddex maamul goboleed halka laba kale ay weli ka maqan yihiin Magalada muqdisho, waxaana ay ugu baaqday inay shirka kasoo qeyb-galaan.

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaan weli soo gaarin Magaalada Muqdisho, waxaana war kasoo baxay lagu sheegay inay ka fiirsanayaan imaanshaha Muqdisho sababo la xiriira shaqaaqooyinkii ka dhacay Muqdisho.

Related posts

Milkiilaha Astaan Cable TV Oo Xabsiga Hargaysa Laga Siidaayay.

Heemaall

Shacabka Hargaysa Oo ka Qayliyay Gaaddiid Muuse Biixi ka Mamnuucay Somaliland.

Heemaall

Wasiirka Caafimaadka Somaliya Oo soo Jeedisay In Xayiraad Cusub Lasu soo Rogay Dalka.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More