Dowladda Somalia Oo ka Hadashay Geerida Cali Khaliif Galeyr.

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo,guddoomiyaha golaha shacabka ee barlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ,guddoomiyaha golaha aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya Cabdi xaashi Cabdullaahi iyo Ra’isul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii naxtin leh ee ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Allha ha naxariistee Cali Khaliif Galeyr oo maanta ku geeriyooday magaalada Jig jiga ee dowlad deegaanka Soomaalida etoobiya.

Madaxda qaranka ayaa uga tacsiyadeeyay qoyska,ehelada iyo dhammaan dadka Soomaaliyeed ee uu ka baxay marxaamka waxaana alle ay baryeen inuu naxariista janna ee ka waraabiyo.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy