Heemaal News Network
somali

Dowladda Turkiga Oo Amaro Cusub soo Rogtay.

Wasiirka Arimaha Gudaha dalka Turkiga S├╝leymaan Soylo ayaa soo saaray awaamiir la xiriirta ka hortagga Cudurka safmareenka ah ee COVID-19 oo kiisas farabadan laga helay dalkaas.

Wasiirka ayaa wacad ku maray ay talalabo ka qaadi doonan cidda aan u hoggaansamin awaamiirta ay soo saareen, isla markaana dadka Ajaanibta ah ee wata baasaboorka Turkiga lagala noqn doono hadii uusan fulin awaamiirta.

Warkan kasoo baxay Wasiirka Arimaha Gudaha dalka Turkiga S├╝leymaan Soylo ayaa waxaa uu saameyn ballaran ku yeelan karaa Soomaalida ku nool dalkaas, kuwaas oo u damaashaad taga Goobaah dalxiiska, kuwaas oo aan hoggaansamin bandowga.

Related posts

Amoud Foundation Oo Degaanka Faadhi-Gaab Ee Gobolka Sanaag Ka Hirgelisay Xarun Caafimaad.

Heemaall

Madaxweyne Jovenel Moise Haiti Oo Goordhawayd Gurigiisa Lagu Dhax Dilay

Heemaall

Boob Maanta loo Geystay Goobo Ganacsi Oo Somali ku Lahayeen Koofur Afrika.

Heemaall