Heemaal News Network
somali

Ergo Mareykan Ah Oo Dhex-dhexaadin U Socota Oo Israa’iil Gaaray.

Ergey ka socda Mareykanka ayaa gaaray magaalada Tel Aviv si uu u bilaabo wadahadallo ku aadan joojinta dagaalka sii socda ee u dhexeeya Israa’iil iyo Falastiin.

Hady Amr oo wuxuu la kulmi doonaa dhinacyada Israa’iil, Falastiin iyo saraakiisha Qaramada Midoobey iyadoo laga rajo qabo in la gaaro heshiis xabad joojin ah.

Militeriga Israa’iil ayaa saaka duqeymo ka fuliyay marinka Qaza halka dagaalyahanada Falastiniyiinta ay gantaallo ku garaaceen Israa’iil.

Related posts

Kanada Oo Amar Dul Dhigtay Muwaadiniinteed Ku Sugan Itoobiya

Heemaal

Ururada Bulshada Rayidka Oo Afduub Doorasho ku Eedeeyay Golaha Wadatashiga Qaranka

Heemaall

Warbaahinta Muqdisho Oo loo Diiday Tabinta Hadal jeedinta Murashaxiinta Madaxweynaha.

Heemaall