Heemaal News Network
Soomaaliya

Fadeexad Ka Taagan Dahabshiil Oo Astaantii Qaranka Soomaliyeed Ku Badalay Logadisii

Maamulka dahabshiil ayaa calanka Soomaliya ku badal calaamdiisii ama logo.

Baanka Suri-Change oo ka wakiil ah dirista lacagta ay shirkadaha yaryari u diraan wadamadoodii, ayaa soo dhajiyey liistada wadamada uu lacagta u diro, isaga oo dalka Soomaliya u istcmaalay logada dahabshiil, halka wadamada kalana uu u isticmaalay calankooga.

Macaamiil badan oo booqatay Banka ayaa loo sheegay in uu astaantan soo gudbiyey wakiilka dahabshiil, looguna diiwaan galiyey in uu yahay bankiga dhexe ee soomaaliya astaantiisuna tahay sidan oo ah logada dahanshiil.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More