Heemaal News Network
somali

Farmaajo iyo Xasan Sheekh Oo ku Tartamaya Wareegga Ugu Dambeeya

Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa wareega 3-aad u soo baxay laba musharrax oo kale ah.

1-Xasan Sheekh Maxamuud oo helay 110

2-Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo helay 83

Waxaa haray Saciid Cabdullaahi Deni oo helay 67-cod iyo Xasan Cali Kheyre oo helay 63-cod.

Waxaa hadda billaabanaya codeynta wareegga 3-aad oo ah kan ugu dambeeya oo ay isugu soo hareen Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Related posts

Deni Oo la Kulmay Gudoomiye kuxigeenka Golaha Shacabka.(Sawiro)

Heemaall

Wiil Somali ah Oo Lagu Dilay Koonfur Afrika

Heemaall

Xasan Sheekh Oo Booqday Xarunta Lagu Tabarayay Ciidanka jooga Eritrea.(Sawiro)

Heemaall