Heemaal News Network
somali

Farmaajo Oo La Kulmay Wafti Ergo Ah Oo Ka Socda Qatar

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalintii labaad ku sugan wafdi uu hogaaminayo ergayga gaarka ah ee wasaaradda arimaha dibadda dalka Qatar u qaabilsan arimaha xalinta khilaafaadka Mutlaq Majed Al-Qahtani.

Waxayna kulankoodii ugu horeeyay xarunta madaxtooyada kula leeyihiin madaxweynaha dawladda federaalka Maxamad Cabdullaahi Farmaajo.

Caawa ayaa waxa la filayaa inay wafdigu la kulmaan hogaamiyayaasha mucaaradka.

Wafdigan oo ka soo kicitimay Magaalada Doxa ayaa soo maray Magaalada Hargeysa.

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa sidoo kale shalay xafiiskiisa ku qaabiley weftigan.

Related posts

Puntland Oo Shaacisay Inay Xal U Raadinayso Khilaafka Doorashada Somaliya Hareeyay.

Heemaall

Musharaxa Golaha Wakiilada Gobolka Hardaysa Ee Beesha Gadabuursi Oo Taageero loo Muujiyay.

Heemaall

“Dagaal Cad Ayay Xukuumada Biixi ku Qaaday Ganacsade Ina Geele Arab” Siyaasi jaamac shabeel.

Heemaall