Heemaal News Network
somali

Gaas, Ina C/rashiid Iyo Faroole Oo ka Hor-yimid Go’aankii Isimada Puntland.(Akhriso)

Madaxwayneyaashii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamed Faroowe iyo C/wali Gaas iyo weliba Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa bayaan ay wadajir u soo saareen iskaga fogeeyay qoraalka Isimadii 5-ta ahaa kasoo saareen xalka xiisadda hay’adda PSF ee ka taagneyd Boosaaso.

Waxay qoraalkooda ku sheegeen in go’aanka isimada aan iyaga lagala tashan, waxbana aysan kala socon, kuna arkeen baraha bulshada, Waxayna xuseen in go’aanka ka soo baxay isimada uusan xal u noqon karin Xiisada Boosaaso.

Related posts

Gudida Doorashada Oo Shaacisay Qabashada 16 Kursi Oo Lagu Tartamayo

Heemaall

Biixi Oo ka Hadlay Arimaha Somaliya Una Digay Madaxda Mucaarida Somaliland.

Heemaall

Dad Loo Afduubay Madaxfurashda Nin Somaliland Ka Soo Xidhay Laascaanood

Heemaal