Heemaal News Network
Soomaaliya

Gabiley: Wiil Shaqada Looga Joojiyay Sawir Uu Soo Dhigay Facebook-ga.

Barkhad Cabdi Bookh Oo Ka Mid Ah Shaqaalaha Dawladda Hoose ee Magaalada Gabilay ayaa shaqadii looga Hakiyay Ka Dib Markii uu bartiisa Facebookga soo Geloyay Sawir Lagaga Cabanayo Maamulka Dawlada Hoose ee Gabiley.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More