Galmudug iyo Talyaaniga Oo ka Wada-hadlay Dib U Dhiska Kaabayaasha Dhaqaalaha.

Wasiirka wasaaradda Howlaha guud, Dib-u-Dhiska iyo guriyeynta Galmudug Mudane Axmed Dhiblawe Casir ayaa kulan saacado qaatay kula yeeshay Safaaradda Talyaaniga ee Muqdisho.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb ka ahaa Madaxa wakaaladda horumarinta iyo iskaashiga Talyaaniga iyo lataliyaashiisa.

Kulanka Wasiirka iyo Mr.Giordano ayaa yimid kadib heshiiskii 6/10/2020 ay ku kala sixiixdeen dowladda Talyaaniga iyo Dowladda Federaalka Somalia ee horumarinta arrimaha bulshada iyo dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha ee Somalia.

Wasiirka iyo Madaxa horumarinta Talyaaniga waxa ay Isla falanqeeyeen sida ugu fudud ee loo dadajin lahaa hirgelinta mashaariicdan maadaama ay wasaaraddu hormuud uga tahay Dowladda Galmudug horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy