Heemaal News Network

Ganacsatada Somalida Ee Nairobi Oo ka Walaacsan Tallaabo ay Qaaday Dowladda Kenya

Ganacsatada Soomaalida ah ee dalka Kenya, gaar ahaana kuwa ka shaqeysta Suuqa Islii ee magalada Nairobi, ayaa cabasho xooggan ka muujiyay tilaaboyin ay dhowaan qaaday dowladda Kenya oo ay ku kordhisay canshuurta ganacsiga ee dalkeeda.

Ganacsatada ayaa sheegay inay tallaabada ay qaaday dowladda Kenya ay dhibaato weyn ku tahay ganacsigooda xilli ay ganacsatada Kenya ay wali la daalaa dhacayaan dhibaatada dhaqaale ee ka dhashay cuduruka CoronaVirus.

Arrintaan ayaa waxaa ay kusoo aadeeysaa xilli uu xoogeysatay khilaafka diblumaasiyadeed ee u dhaxeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo aan wax xal siyaasadeed ah laga gaarin.

Related posts

M/Biixi Oo Guddi U Magacaabay Aaska Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Somaliya.(Akhriso)

Heemaall

Dowlada Jabuuti Oo Xadkeeka Ka Xidhay Dadka Ka Qayb Qaadanyay Diiwaan Galinta Somaliland

Heemaall

Xasan Sheekh Oo ka Hadlay Siyaasada Somaliland Eedeeyay-na Dawlada Farmaajo.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More