Heemaal News Network
somali

Garoonka Muqdisho Oo Lagu Qabtay Lacag Kenya Ka Timid Oo Sharci Darro Dalka lagu Soo Galinayey

Ciidanka Booliiska ee Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo maanta gacanta ku dhigay lacag aan la shaacin cadadkeeda taa oo sharci darro ku soo gashay dalka.

Lacagtan ayaa la socotay diyaarad ka timid dalka Kenya sida ay xaqiijiyeen Booliiska Garoonka.

Wali ma cadda sababta iyo halka ay ku socotay lacagtan.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Janaraal Xijaar ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadaan, wixii faafaahin ahna ay gadaal ka soo sheegi doonaan.

Related posts

Ma-dhabbaa In la Weeraray Xarunta Guddiga Doorashooyinka Ee Fadaraalka.?

Heemaall

Fahad Yaasiin Oo ka Hadlay Go’aankii ay Maxkamadda Sare ku Diiday Dacwadiisa.(Akhriso)

Heemaall

Kenya Oo Hakisay Duulimaadyadii Uga Iman-jiray Somaliya.

Heemaall