Heemaal News Network
somali

God Ku Dumay Shaqaale Dhuxul Qodayey

Saraakiisha badbaada Rayidka ee Maksiko ayaa sheegay in hal qof uu dhintay lix kalana lagu la’yahay kadib markii uu ku dumay godkii ay ka qodayeen dhuxusha.

Saraakisha waxa ay rumaysan yihiin in arintaasi ay sabab u tahay dadaad xoogan oo ku dhuftay wadankaasi.

Wali waxaa soconaya baadi goobka shaqaalahasi dhuxusha qoda sida ay sheegtay wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ee dalkaas

Related posts

Somaliland Oo soo Saartay Sharci ay kula Wareegayso Duur-joogta Shacabku Haystaan

Heemaall

Dab Qabsaday Warshad Shidaalka Sifeysa Oo ku Taalla Suuriya.

Heemaall

Saylici Oo ku Hanjabay Inay Dagaal la Galayaan Maan-dooriya

Heemaall