Heemaal News Network

Golaha Amaanka Oo Mar kale ka Shiraya Xiisada ka Taagan Somaliya.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan xasaasi ah oo ku ku saabsan xaalada dalka Soomaaliya ka yeelanaya , kaas oo ku qabaoomaya khadka Internet-ka.

Kulanka dadka qeybgalaya waxaa ka mid ah Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Amb, James Swan, iyo Xubno kale oo isha ku haaya xaaladda xilligaan ee Soomaaliya.

Shirka ayaa waxaa warbixin la xiriirta xaalada siyaasadeed, mid doorasho iyo mid amni ee xilligaan dalka laga dhageysan doonaa Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa siweyn waxaa ay uga hadli doonaan Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya oo xilligaan uu khilaaf ka taagan yahay, iyaga oo soo saari doona baaq ku socda saamileyda siyaasadeed ee dalka.

Related posts

Suldaanka Beelaha Gabooye Oo ka Hadlay Caqabado Beeshiisa Ka Haysta Doorshada Somaliland.

Heemaall

Kenya Oo Markii Ugu Horaysay War kasoo Saartay Go’aankii Maxkamadda ICJ Ee Dacwada Badda Somaliya

Heemaall

Farmaajo Oo Shir kale ku Baaqay Iyo Madax soo Gaaray Muqdisho(Sawirro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More