Heemaal News Network
somali

Golaha Shacabka Somalia Oo Bari Ka Doodi Doona Ajande-yaal Xasaasi Ah

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa la filayaa in Maalinta Berito oo talaado ah ay yeesheen mid kamid ah Kulamadooda caadiga ahaa maadaama Kulankii ay Maanta oo Isniin ah yeelan jireen uusan qabsoomin.

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada inay soo xaadiraan Kulanka maalinta Berito ah, iyada oo Ajanadaha kulanka uu yahay Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda 2022, waxaana hortei doona Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sabtidii todobaadkaan ansixiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare, waxaana weli horyaalla Sharciyo dhowr ah oo u baahan inay ansiiyaan.

Related posts

Madaxtoyada Oo War kasoo Saaray Fashilka la Sheegay inuu ku Yimid Dhex-dhexaadintii Rooble

Heemaall

Dagaal Maanta Deegaanka Feer-Feer ku Dhexmaray Liyuu Booliska iyo Shabaab

Heemaall

Labo Dowladood Oo Milaayiin Dollar ku Bixiyay Dibu Fursta Garoonka Diyaaradaha Kabul

Heemaall