Heemaal News Network
Soomaaliya

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan Deg Deg Ah La Iskugu Yeedhay.(Akhriso)

Waxa kulan aan caadi ahayn la isku yeedhay Xildhibaanada golaha wakiillada Somaliland maalinta sabtida.

Kulankan ayaa codka kalsoonida loogu qaadaya labadii xubnood ee komishanka Doorashooyinka u matalayay xisbiyadda mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI.
Halkan ka Akhriso:

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More