Heemaal News Network
somali

Guddi loo Magacaabay Shaqaaqadii ka Dhacday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadsa xilgaarsiinta ayaa magacawday Guddi soo baara Rabshadihii ka dhacay Khamiistii la soo dhaafay Garoonka Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Amniga oo la ogeysiiya, Wasirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxaweyna ayaa lagu Magacaabay Xubnaha Guddiga oo ka kooban Shan Xubnood, kuwaas oo kala ah.

Guddoomiye
1. Axmed Macalin Xasan Xubin

2. Cabdi aadan Xuseen Xubin

3. C/Naasir Xaashi Jimcaale Xubin

4-G/dhexe Ciise Maxamed Ciise Xubin

5. Dhamme Maxamed Cali Maxamed

iyaga oo baaris iyo xaqiiqo raadin ku sameeynaya dhacdadii ka dhacday Garoonka

Diyaradaha ee Aadan Cabdulle, taariikhdu markii ay ahayd 22/04/2021.

Ugu dambeyn Wasiirka Amniga ayaa Xubnaha Guddiga la magacabay waxaa uu faray in ay si dhaqsi leh u howl galaan isla markaana natiijada baarista oo tafatiran ku soo gudbiyaan muddo gaaban gudaheed.

Related posts

Janan Oo ka Hadlay Wararka Sheegaya inay Is khilaafeen Farmaajo.

Heemaall

Cumar Filish Iyo Taliyayaasha Ciidanka Oo ka Wada-hadlay Amniga Muqdisho(Sawirro)

Heemaall

Daalibaan Oo Laysay Dad Dejinayay Calanka Cusub Ee Afghanistan

Heemaall