Heemaal News Network
somali

Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Shaaciyay Inaan Laxidhi Karin Musharixiinta.

Warsaxafadeed ay soo saartay guddida doorashooyinka Somaliland, ayaa lagu sheegay in musharixiintu ay xasanad sharci leeyihiin oo aan la xidhi karin.

Warsaxaafadeedka ayaa baaq loogu diray hay’adaha dowlada in ay sharciga dhawraan isla markaana ka waantooban xadhiga musharixiinta ay guddidu ogolaatay.

Halkan ka Akhriso Warsaxafadeedka Guddiga.

Related posts

Maamulka Iyo Shaqalaha Bankiga Borama Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Qoyska AHUN Cumer Yuusuf

Heemaall

Puntaland Oo Xukun Xabsi Iyo Ganaax Lacageed Ku Riday Rag Dilay Duur Joog Badan

Heemaall

RW Rooble Oo War kasoo Saaray Arrimaha Doorashada Iyo Amniga Ee Maanta Lagu Wareejiyey

Heemaall