Heemaal News Network

Guddiga Badbaadinta Doorashooyinka Ee Musharaxiinta Mucaaridka Oo Guddoon Cusub Doortay

Guddiga Badbaadada Doorashooyinka ee ay magacaabeen Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa doortay Guddoon Cusub.

Guddiga ayaa iska dhex doortay Guddoomiye, Guddoomiye ku xigeen, Xoghaye iyo Afhayen, waxaana Guddigaan xubnahaasi ku doorteen shir ay maanta isugu yimaadeen, kaasi oo ahaa shirkii ugu horreeyay ee ay yeesheen tan iyo markii la dhisay Guddigaan.

Guddoomiyaah Guddiga Badbaadada Doorashooyinka ayay u doorteen Yuusuf Xasan Mursal, halka ay Guddoomiye ku xigeen ay u dorteen Guddigu C/llaahi Maxamed Aadan (Farey).

Sidoo kale waxaa Xoghaye ay u doorteen Guddigu C/fitaax Maxamed Dhicis, waxaana Afhayeen loo doortay A C/llaahi Cabdi Maxamed (C/llaahi Taleefan).

Related posts

Madaxweynaha Mexico Oo kasoo Horjeestay in si Deg-deg ah Loogu Hambalyeeyo Joe Biden

Heemaall

Alshabaab Oo Weerar Ku Qaaday Ciidamada Sawaaxilaga Ee Haysta NFD

Heemaal

Masuuliyiin Isku Dilaya Lacagtii Cashuurta Ee Laga Ururiyey Shacabka Gobolka Hiiraan

Heemaal

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More