Heemaal News Network
Soomaaliya

Guddiga Doorashada Gudoonka Baarlamanka Koonfur Galbeed Oo la Magacaabay.(Akhriso)

Guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya, Xildhibaan Xasan Cabdinuur Aaden (Xasan Aalbaro) ayaa Maanta oo Arbaco ah Magacaabay Guddi ka kooban 15 xubnood oo ka shaqayn doona qaban qaabada doorashada Af-hayeenka Baarlamaanka ee maamulkaasi.

Halkan ka Akhriso:

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More