Heemaal News Network

Guddiga Doorashooyinka Midowga Musharixiinta Oo Go’aano Cusub kasoo Saaray Khilaafka Somaliya

Kulanka ay Galabta ku yeesheen Magaalada Muqdisho Guddiga badbaadada doorashooyinka qaran 2020-2021 ee Midowga Musharixiinta ayaa waxaa ay kasoo saareen Saddex qodob.

Guddiga ayaa soo dhaweeyay Mawqifka Madexweynaha puntland saciid Cabdullahi Deni,Kan Madexweynaha Jubbaland Axmed maxamed islaam iyo kan Gudoomiyaha aqalka sare oo ah in Shir Magaalada Muqdisho isugu yimaadaan Dawlada wakhtigeedii dhacay,dawladaha xubnaha ka ah dawlada dhexe,Midowga murashixiinta iyo ururada bulshada rayidka..

Shirkan oo lagu xalinayo si kama dambays ah sadexdii qodob ee la isku hayay oo kala ahaa.

1: Badalida xubnaha guddiga doorashooyinka oo ay kasoo horjesteen Midowga Musharixiinta.

Maaraynta iyo soo magacaabista xubnaha Guddiga doorashooyinka Somaliland.

Xalinta maamulka, maaraynta Amni iyo doorasho ee Gobolka Gedo.

Related posts

War Laga soo Saaray Sarkaal ka Tirsanaa CIA-da Mareykanka Oo Lagu Dilay Somaliya

Heemaall

Farmaajo Oo ka Hadlay Geerida Marxuum Xildhibaan Axmed Casoowe.

Heemaall

Biden Awgii Wadhadaladii Afqaanistaan Iyo Taalibaan Oo Is Taagay

Heemaal

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More