Heemaal News Network

Guddiga Khilaafaadka Iyo Cabashooyinka Doorashooyinka Puntland Oo la Magacaabay

Xubnaha Sare ee Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta soo saaray liiska xubnaha Guddiga Xallinta khilaafaadka iyo Cabashooyinka ee doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Puntland.

Xubnaha guddiga xalinta khilaafaadka doorashada Golayaasha degaanka Puntland ee la Magacaabay ayaa ka kooban 9 Xubdoon, waxaana guddoomiye looga dhigay Guuleed Saalax Barre.

Xubnaha guddigaan ayaa waxaa ay shaqadooda tahay xal ka gaarista hadii uu dhaco muran la xiriira doorashooyinka Golayaasha degaanka Puntland, iyada oo Maanta Xubnaha Sare ee Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ay gudigaan ansixiyeen.

Halkan ka Akhriso:

Related posts

Shacabka Tigrey Oo Looga Digay inay Qariyaan Hogaamiyaasha TPLF Ee Baxsadka ah.

Heemaall

Ciidanka Aminga Puntland Oo Hawlgal Ku Qabqabat Daacish Iyo Alshabaab

Heemaal

Gudoomiyihii Aqalka Sare Ee Itoobiya Oo Isku Dhiibtay Ciidamadii Qabsaday Magalada Makelle

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More