Heemaal News Network
somali

Guddiga Qabashada Doorashada Xubnaha Aqalka Sare Ee Puntland Oo la Magacaabay.

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada dowlad goboleedka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay Guddiga qaban qaabada doorashada Xubnaha Aqalka Sare ku matali doona Puntland.

Xubnaha guddiga uu magacaabay Gudoomiyaha golaha Wakiilada Puntland ayaa gaaraya shan xubnood , waxaana xubnahan doorashada qaban qaabinaya gudoomiye u ah Xildhibaan Axmed Jaamac Cabdulle.

Magacaabista guddigan ayaa imaaneysa xili uu Madaxweynaha Puntland Siciid Deni saacado kahor soo saaray liiska musharaxiinta u tartameysa 11-kursi ee Aqalka Sare ku leedahay dowlad goboleedka Puntland.

Halkan ka Akhriso

Related posts

Waare Oo Carqaladayn ku Tilmaamay Guddiga Uu Farmaajo U Magacaabay Kiiska Ikraan

Heemaall

Odayaasha Sool Oo Iska Bari-yeelay Dadka Laga Mastaafuriyay Laascaanood.(Sawiro)

Heemaall

Xildhiban Aamina Oo Sheegtay In Baaritaanka Kiiska Ikraan Ay Hor-joogsatay NISA.

Heemaall