Heemaal News Network

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Oo Doortay Guddoomiye iyo ku Xigeen Cusub.

Guddiga xallinta khilaafaadka ee Doorashooyinka ayaa maanta doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeen.

wasiirkii hore ee Caddaaladda Cabdilaahi Abyan Nuur ayaa loo doortay in uu noqdo Guddoomiyaha Gudiiga, waxaana ku xigeen loo doortay Maxamed Ibraahim Barre.

Guddiga xallinta khilaafaadka ee Doorashooyinka la filayaa in ay si toos ah u guda galaan howsha doorashada, waxaana wali taagan walaac laga Muujinayo guddiga doorashooyinka ee la filayo in ay ka shaqeeyaan doorashada soo aaddan.

Related posts

Amar Dhinaca Amniga Ah Oo Lagu soo Rogay Garoonka Hargaysa Stadium.

Heemaall

Hal Kiis Oo Cudurka Dabaysha ah Oo Lagu Arkay Borama Iyo Talaalkii Oo Maanta ka Bilowday Awdal.

Heemaall

Turkiga Oo Xabsiga Dhigay 11 Qof Oo Lala Xiriiriyay Basaasnimo.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More