Guddiga Xilka Wareejinta Ra’iisul Wasaaraha Cusub Oo la Magacaabay

Sii hayaha xilka Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Magacaabay guddi ka shaqeyn doona xil wareejinta raiisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Guddiggaan ayaa waxaa ka mid ah siihayeyaasha xilka Wasiirada Dhalinyarada iyo ciyaaraha, Gaashandhiga, qorsheynta, dastuurka, duulista hawada iyo caddaalada.

Guddiggaan ayaa lagu waddaa in ay ka shaqeeyaan sidii xilka loogu wareejin lahaa Ra’iisul wasaaraha cusub.

Waxaa xusid mudan in guddiggaan aysan ku jirin wasiiraddii saameynta kulahaa xukuumaddii Kheyre oo uu ka mid yahay Wasiirka Amniga.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy