Heemaal News Network
Soomaaliya

Guddigii Uu Magacaabay Madaxweyne Xaaf Oo soo Saaray Habraaca Doorashada Galmudug.(Akhriso)

Guddiga Doorashada Galmudug uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa soo saaray habraaca doorasho kale ay qaban qaabiyaan.

Habraaca ay soo saareen guddigan doorasho ayaa lagu sheegay in Baarlamaanka Galmudug Garabka Madaxweyne lasoo xuli doono 20-ka bishan sidoo kale Madaxweynaha Galmudug la dooran 1-202020-ka.

Waxa ay kusoo aadeysaa habracaan cusub ay soo saareen guddiga doorashada uu magacaabay Madaxweyne Xaaf ayaa kusoo aadaya xili Baarlamaanka Galmudug lagu dhaariyay magaalada Dhuusomareeb dhawaana dooran doonaan hogaankooda.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More