Heemaal News Network
somali

Gudiyadii Doorashada Ee Federaalka Iyo Maamul-goboleedyada Oo la Kala Diray.(Sawiro)

Xukuumada Somalia ayaa kala dirtay gudiyadii lagu muransanaa ee doorashooyinka heer federaal.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka ayaa kulan afur ah la yeeshay Madaxdii guddiyada Doorashooyinka heer federaal iyo heer dawlad goboleed iyo Guddiga Khilaafaadka.

Guddiyada doorashada heer Qaran iyo heer dowlad gobaleed ayaa ka kala socday dowladda dhexe iyo maamulada kala ah, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Gobolka Banaadir.

Mahdi Guuleed ayaa uga mahad celiyay dedaalkii dheeraa ee ay muujiyeen muddadii 6da bilood ahayd ee ay shaqaynayeen.

Guddiyadan ayaa noqday khilaafkii ugu horreeyey ee caqabadda ku noqday doorashada, kadib markii ay dowladda ku soo dartay xubno ay mucaaradka iyo Maamul goboleedyada qaar sheegeen ina

Related posts

Jabuuti Iyo Itoobiya Oo kala Saxiixday Heshiis Millateri.(Sawiro)

Heemaall

Maamul Goboleedka Puntland Oo soo Saaray Amar Cusub.(Akhriso)

Heemaall

Kenya Airweys Oo Iska Fogaysay In Ay Duulimaad Hargaysa Ah Bilaabayso

Heemaal