Heemaal News Network
somali

Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta u gudbiyay magacaabista xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Gobolada Somaliland.

Xubnahaan oo ka kooban lix Ruux ayaa kala ah Afar Xubnood oo Heer Maamul ah, Hal Xubin oo Heer Federaal ah iyo Hal Xubin ah oo kamid noqoneysa Guddiga xalinta khilaafkaadka doorashooyinka, waxaana Magacyadooda ay kala yihiin.

1.Cabdishakur Daauud Maxamed. FEIT

2.Maxamed Ciise Heybe. Xallinta Khilaafaadka

3.Suleymaan Caydiid Cismaan. SEIT

4.Cabdishakuur Abiib Xayir. SEIT

5.Maxamed Cali Cabdillaahi. SEIT

6-Jaamac Cumar Cali. SEIT

Madaxweynaha Jubbaland ayaa xalay noqday qofkii ugu horreeyay ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya u soo gudbiya magacaabista xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta degaannada Jubbaland.

Related posts

Ra’iisul wasaare Abiy Ahmed Oo Eedeyn U Jeediyay Mareykanka.

Heemaall

Isimada Puntland Oo Somaliland ka Dalbaday Mulkiilaha Shirkada Asli Maydhi Oo Dhac U Gaystay

Heemaall

Farmaajo Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabaneysa Jeediyey Caawa.

Heemaall