Heemaal News Network

Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Oo Xilkii Laga Qaaday Mid kale-na la Magacabay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka Sida, iyada oo Gudoomiye cusub la magacaabay.

Maxamuud Axmed Xasan (Dalab) ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Ciidamada qalabka sida, waxaana xilkaas sanado badan horay u haayay Liibaan Cali Yaroow.

Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka sida Maxamuud Axmed Xasan (Dalab) ayaa ka mid ahaa Taliska Booliska Soomaaliya Waxaana darajadiisa laga dhigay Gaashaanle Sare.

Related posts

Deg-deg:-Nin Hubeysan Oo Rasaas ku Furay Dad Dibad-bax ka Dhigayay Muqdisho.

Heemaall

Wasiir Janan: “Xiriirka Dowlada Somaliya U Jartay Kenya Jubbaland ma Khuseeyso”

Heemaall

Guriga Safiirka Mareykanka Ee Israel Oo Qorshe Siyaasadeed loo Iibiyey.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More