Heemaal News Network
somali

Abdi Nuur Sugaal Oo Goordhawayd ku Geeriyooday Shil ka Dhacay Borama

Allaha u naxariistee waxaa goordhayd magaalada Borama ku geeriyooday barasaab ku xigeenkii hore ee gobolka Awdal Cabdiraxmaan Nuur Sugaal.

Marxuumka ayaa geeriyooday kadib markii uu gaariga Sirdoonka kula dhacay gudaha magaalada Borama xili ay la socdeen wafdi reer Jabuuti ah oo kormeer qiimayn ah ku marayay magaal;ada Borama.

Shilka uu ku geeriyooday marxuum Cabdi nuur Sugaal ayaa ka dhacay xaafada Nafaqada gaar ahaan wadada u dhaxaysa misjidka Saaweer iyo guriga maxamed Cabdi Gaafane.

Waxaan marxuumka eebe uga baryayaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin.

Related posts

M/Biixi Oo Buuxiyay Xil Uu Iska-casilay Wasiir Uu Dhawaan Magacaabay.

Heemaall

Jubbaland Oo Abaabul Dagaal ka Billowday Gobolka Jubbada Hoose.

Heemaall

Wasiir Saajin Oo Qirtay In Uu Dagaal kula Jiray Madaxda loo Doortay Degmada Borama.

Heemaall