Heemaal News Network

Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo soo Saaray Habraaca Doorashada Xildhibaanada Gobolada Waqooyi

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa soo saaray Habraaca lagu maamulayo doorashada Xildhibaanada labada gole ee ka soo jeeda gobolada Waqooyi (Somaliland).

Tallaabadan uu ku dhawaaqay guddoomiyaha aqalka sare ayaa kusoo aadaysa xilli ay dowladda federalka horey u magacowday guddiyada maamulidoona doorashooyinka kuraasta gobolada waqooyi.

Weli waxaa muuqata in khilaafka sii xoogaysanayso islamarkaana siyaasiyiinta iyo masuuliyiinta gobolada waqooyi noqdeen labo garab oo kala taabacsan dowladda iyo mucaaradka.

Sida ka muuqata qoraalkaan, guddoomiyaha aqalka sare ayaa ku adkaysanaysa in habraaca doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi loo marayo hannaanka ay ku yimaadeen sanadkii 2016.

Related posts

Afayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Fariin U Diray Bulshada Gobolka Awdal.

Heemaall

Musharaxii Beesha Garbodadar Oo Tanaasulay Mid kale-na Lagu Doortay Geed Hoostii.

Heemaall

Khasaaro ka Dhashay Qarax Lala Eegtay Shaqaalaha ku Howlaha Dhismaha Wadada Afgooye.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More