Gudoomiyaha degmada Garbo-dadar Mud Cabdi Cabdilaahi Kaluunle iyo dhamaan reer Kalluunle ayaa waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Alaha u naxariistee Xamse SharmaakeMuuse Aare oo maanta ku geeriyooday dalka Ingiriiska.
Gudoomiye Cabdi ayaa Alle uga baryay marxuumka inuu Naxariistii Jano ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo Aaamiin.