somaliGudoomiyihii Gudiga Doorashooyinka Somaliland Oo Xilkii Laga Qaaday Mid kale-na La Doortay April 27, 2022 Gudoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Somaliland, Cabdirashiid Maxamed Cali, Riyo Raac ayaa la bedelay. Kaltuun Sheekh Xasan ayaa loo doortay in ay noqoto gudoomiyaha cusub ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland.