Heemaal News Network
Soomaaliya

Guray:- Riyo Raac Waa Miino Tunka Loo Saaray Muuse Biixi, Buur Madawna Nagu Khasbi Maayo

Siyaasiga Cali-gurey oo ka tirsan xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye ayaa eedo u jeediyay gudoomiyaha cusub ee loo doortay komishanka lagu muransanyahay ee doorashada.
Caligurey waxa uu sheegay in Cabdirashiid Riyo-raac uu yahay miino loo dhigay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Waxa uu intaa ku daray in aanay marnaba suurtagal ahayn in komishan uu madax ka yahay Riyo-raac uu qabto doorashada.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More