Golaha Guurtida Oo Ansixisay Xeerka Doorashooyinka Somaliland.

Golaha Guurtida Somaliland ayaa Duuduub ku Ansixiyay Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diiwaan galinta Cod-bixiyayaasha oo horay uu ugu soo gudbiyay guddiga doorashooyinka.

Fadhiga lagu Ansixinyay waxaa ka soo Qayb galay 53 Xildhibaan waxa ogolaaday 49 mudane laba Xildhibaan waa diideen Hal Xildhibaana waa ka aamusay sidaasi ayuu kaga Gudbay Golaha Guurtida Somaliland.

Golaha guurtida Somaliland ayaa dhowr jeer walaac ka muujiyay in aan lasoo dedejin sharciggaan.

Xeerkan ayaa ka soo Gudbay Golaha Wakiilada Somaliland una Gudbaya Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi si uu u saxiixo.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy