Heemaal News Network
somali

Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka Oo Amray In la Baaro Markabkii Dhuxusha Ee la Xanibay.

Xafiiska Hanti dhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wareejiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud macluumaadka baaris uu ku sameeyay kiis la xiriiray markab dhuxul sida oo lagu xannibay Saldanada Cumaan.

Talaabadan ayaa ka dambeysay ka dib markii RW Somalia Maxamed Xuseen Rooble uu dhowaan shaqada ka joojiyey Wasiirka arrimaha dibeda Cabdisaciid Muuse Cali oo uu ku eedeeyey inuu fasaxay markab dhuxul sharci daro ah ka qaaday Somalia oo gaaray dalka Cumaan.

Rooble ayaa sidoo kale ka codsaday Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka inuu baaritaan ku sameeyo dhacdadan.

Related posts

“Haddii Ururada La Furo Ayaa Kulmiye Ka Liita ” Abwaan Ku-jare Difaacay Siyaasada Boqor Buur-madaw

Heemaall

Qoor-qoor Oo U Hanjabay Ahlusunna kuna Eedeyay Inay kusoo Duuleen Galmudug

Heemaall

Wasiirka Gaashaandhiga Oo Shil ku Tilmaamay Gaarigiisa Oo Galay Guriga Xirsi

Heemaall