Heemaal News Network

Haweeney Weerar Khasaaro Dhaliyay ka Fulisay Switzerland

Booliska ayaa sheegay in Haweenay 28 jir ah oo u dhalatay Switzerland balse Saygeeda (Ninkeeda) ka soo jeeda Dalka Ciraaq ay weerarka ku dhaawacday 2 Haween oo ka dukaameysanayay Dukaanka Manor ee Magaalada Lugaano.

Haweeneydaan ayaa la sheegay in ay ka tirsan tahay Ururka IS (Islamic State) waxeyn weerarka u adeegsatay Mindi ama Toorey.

Booliska ayaana Haweeneydan Weerarka geysatay gacanta ku dhigay, waxaana la sheegay in sanadkii 2017-dii Ciidanka ay Baaris ku sameeyeen markii looga shakiyay in ay ka tirsan tahay Kooxaha Jihaadiyiinta.

Related posts

Nin Ceejo ku Dilay in ka Badan 90-Haween ah Oo Geeriyooday

Heemaall

Lataliyihii Madaxweynaha Puntland Oo Geeryooday

Heemaal

Dhul Gariir Mar Kale Ku Dhuftay Croatia

Heemaal

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More