Heemaal News Network

Hay’ad Caalami ah Oo Digniin kasoo Saartay Duufaanta GATI Ee kusoo Wajahan Somaliya.

Heyada FAO ee Qaramada Midoobey ayaa ka digeysa roobab lixaad leh oo ka dhalan Kara duufaan ku wajahan Soomaaliya saacadaha soo socda.

Duufaanta ayaa ku beegan dhanka deegaanada Puntland gaar ahaan gobalka Bari

Digniintaan ay soo saartay Hay’adda FAO ayaa u dhigan sidan:-

FAO DIGNIIN: Duufaan kuleyl ah oo loogu magac daray GATI ayaa la filayaa inay xoogeysato 6da saacadood ee soo socota taasoo sababi doonta roobab culus iyo dabeylo xoogan oo ka dhaca gobolka #Bari. Fadlan taxaddar!

Related posts

Nin ku Faanay inuu Jabsaday Twitterka Trump Oo Su’aalo la Weediiyay.

Heemaall

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo si Rasmiya ah Xadhiga Uga Jaray Laab Lagu Baadhi Doono Biyaha.

Heemaall

Kumishanka Dorashooyinka Oo Kala Diray Gaadiidkii Wacyigalinta Degmooyinka Awdal.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More