Heemaal News Network
somali

Muqdisho: Qof Isku Qarxiyey Makhaayad Shaah

Qof xirnaa jaakadaha qarxa ayaa goordhow isku qarxiyay goob maqaaxi ah oo ku taal degmada Shingaani ee magaalada Muqdisho.

Sida wararku sheegayaan qaraxa ayaa dhacay abaarihii 7-dii fiidnimo, waxaana la sheegay in khasaare kala duwan uu jiro.

Ninka is qarxiyay ayaa beegsaday goobta maqaaxida shaaha lagu iibiyo oo aan sidaa uga fogeyn goob kale oo qaadka lagu iibiyo.

Sidoo kale goobta qaraxa ka dhacay ayaa ku dhow Saldhigga Booliska degmada Shingaani iyo Wasaaradda Gaadiidka.

Goobjoogayaal ayaa sheegaya inuu jiro dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay qaraxa ismiidaaminta.

Related posts

Borama:-Masuuliyiin Xariga ka Jaray Maanta Xaruta Hayada Tayada Awdal.

Heemaall

Puntland Oo Mar kale Dil ku Xukuntay 8-nin Oo ku Eedeysnaa Shabaab-nimo.

Heemaall

Janan Oo ka Hadlay Wararka Sheegaya inay Is khilaafeen Farmaajo.

Heemaall

2 comments

atasehir elektrikci October 9, 2021 at 2:53 pm

su kacagi tespiti Evde su kacagini nasil bulurum? Bunun icin ilk yapmaniz gereken, dairenin ana vanasini kapatmak olmalidir. Su sayacinin ustundeki endeksi not ediniz. Ertesi gun tekrar endeksi kontrol ediniz. Eger arada fark bulunuyorsa, su kacaginin oldugu kesinlesir ve bu su kacaginin temiz su tesisatindan oldugunu anlarsiniz

Reply
izmir escort bayan October 14, 2021 at 4:58 am

Izmir escort bayan ilan sitesi olarak kaliteli ve yeni Izmir bayan escort reklamlari sunuyoruz. Escort Izmir bayanlari bu sayfada sizleri bekliyor Izmir escort bayan buca alsancak konak bornova anal ucuz sinirsiz yeni genc rus ukraynali moldovali kirgiz kazak ozbek arap zenci olgun grup yapan eskort

Reply

Leave a Comment