Heemaal News Network

Hindiya Oo Laga Helay Nooca Cusub Ee Cudurka Covid 19.

Saraakiisha caafimaadka Hindiya ayaa ku dhawaaqay daah furka xaalado cusub oo fayraska corona ah, kaasi oo markii ugu horreysay la sheegay in laga helay Koonfur Afrika iyo Brazil.

In ka badan 150 qof ayaa waxaa horay ugu dhacay cudur kale oo la sheegay in uu ka soo ifbaxay Boqortooyada Ingiriiska.

Dad kabadan 100 qof oo uu haleelay xanuunkan cusub ayaa laga helay magaalada Bengaluru ee koonfurta Hindiya.

Xaalada kale ayaa sidoo kale laga diiwaan galiyay dhowr gobol oo ka tirsan Hindiya sida Maharashtra iyo magaalada Mumbai, ee caasimada dalkaas.

Hindiya oo ah dalka labaad ee ay ku noolyahiin dadka ugu tirade badan Dunida, ayaa diiwaan gelisay tiro cusub oo cudurkan ah, tirooyinkan cusub ee uu soo ritay xanuunkan ayaa la sheegayaa in ay ku sii fidayaan gudaha Hindiya.

Horaantii sanadkan ayaa lagu dhawaaqay in hoos u dhac uu ku yimid guud ahaan tirada dadka uu ku dhacay Corona Virus, laga soo bilaabo Sebtember 2020.

Khubarada caafimaadka Hindiya ayaa sidoo kale xusay in gurmadka xanuunkan uu hoos uga dhacay 90%, taasi oo keeni karto in markale uu xanuunkan dib usoo laba

Related posts

Nin Hooyadiis ku Dilay Muqdisho Oo Isna Toogasho Lagu Dilay.

Heemaall

Jabuuti Oo Saylac Ka Dhisaysa Marso Kaluumaysi

Heemaal

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo kala Hadlay Deni Iyo Axmed Madoobe Xalinta Khilaafka Doorashada

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More