Heemaal News Network
somali

Hirshabelle iyo K/Galbeed Oo soo Bedelay Xubnihii Cabashada Laga Keenay Ee Gudiga Dorashada(Akhriso)

Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa soo bedelay xubnihii cabashada laga gudbiyey ee ku jiray Guddiyadii doorashada.

Maamulka Hirshabelle ayaa afar xubnood ku soo bedelay xubnihii cabashada laga keenay ee ku jiray Guddiyada Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Xalinta Khilaafaadka.

Sidoo kale, Maamulka Koonfur Galbeed ayaa labo xubnood soo bedelay oo kala ah Heer Dowlad Goboleed iyo Heer Federaal sida ku xusan labo wareegto oo ka soo kala baxday labada Madaxweyne ee dowlad goboleedyadaas.

Halkan Hoose Ka Akhriso;

Related posts

Kalfadhigii Ugu Horeeyay Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Looga Dooday Dhawr Xeer.

Heemaall

RW Rooble Oo Mar kale Khilaafka Doorashada kala Hadlay Siyaasiyiinta Somaliland.

Heemaall

Ma Waxay U Gacan-gashay Ikraan Tahliil Al-Shabaab?.(Dhageyso Xog Xasaasi ah Oo Laga Helay)

Heemaall