Heemaal News Network
Soomaaliya

Hoos U Dhac ku Yimid kiisaska Cudurka Coronavirus Ee Somaliya.

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

28 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

Laga Helay: 16
Benadir: 6
Somaliland: 6
Jubbaland: 4

Lab: 11
Dhedig: 5
Bogsasho: 19
Dhimasho: 0
——————————–
Tirada Guud Laga Helay: 2,894
Bogsashada Guud: 887
Dhimashada Guud: 90

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More