Heemaal News Network
somali

Hooyada Dhashay Ikraan Tahliil Oo ka Digtay In Fahad Yaasiin Doorasho U Tago Baladwayne

Qaali Maxamuud Guhaad, oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax oo shir jaraa’id ku qabatay Magaalada Muqdisho, ayaa ka hadashay safar la qorsheenayo inuu Beledweyne ku tago agaasimihii hore ee Hey’adda NISA Fahad Yaasiin Xaajir Daahir.

Hooyo Qaali ayaa sheegtay in Fahad Yaasiin uusan imaan karin magaalada Beledweyne si uu u helo xil uu kaga dhuunto dhagarta gabadheeda sida ay hadalka u dhigtay.

Related posts

Askari Mucaawino ka Qaybinayay Muqdisho Oo Caawa Toogasho Lagu Dilay.(Sawiro)

Heemaall

Shirka Nabadeynta Somalida Iyo Canfarta Oo Qodobo Laga soo Saaray.(Akhriso)

Heemaall

Dad ku Dhintay Gaari Rakaab ah Oo Lagu Qarxiyay Duleedka Balcad.

Heemaall