Heemaal News Network

Hooyo Carruurteeda ku Gubtay Degaan ka Tirsan Gobolka Togdheer.

Afar ciyaala ayay Hooyadood ku Gubtay deegaanka naqdhabiijo ee miyiga Gobolka Togdheer ee Somaliland ee Sida ay xaqiijiyeen booliska Somaliland.

Alle ha unaxariistee Laba ayaa dhintay labana waa dhaawac, iyadoo maydka caruurtaasi iyo dhaawacooda la geeyay cisbitaalka Guud ee Burco.

Sidoo kale hooyadii Gubtay Caruurta ayay ciidamada boolisku Gacanta Ku Hayaan, waxaana ay sheegeen in ay baaritaano ku sameyn doonaan.

Related posts

Ganacsato Sheegtay Inay ka Faa’iday Xiriirka Xumaaaday Ee Kenya Iyo Somaliya.

Heemaall

Trump Oo Eryey Wasiirkiisii Gaashaandhiga

Heemaal

Rag Lala Xiriirinayo Qaraxii Gaalkacayo Ee Lagu Dilay Saraakiisha Oo la Qabtay.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More