Heemaal News Network

Ibrahim Omer Oo Noqday Xildhibaankii Ugu Horreeyay Ee loo Doorto Baarlamaanka New Zealand

Ibrahim Omer oo qaxooti ahaan uga soo cararay dalka Eriteriya laguna qaabilay dalka New Zealand ayaa noqday xildhibaankii ugu horreeyay abid ee Afrika ka soo jeeda ee baarlamaanka dalkaas loo doorto.

“Farxad iyo Naxdin wada socda ayaa mar kaliya I wada saaqay” maxaa yeelay tani waxay noo tahay dal ahaan New Zealand iyo shaqsiyan iyo bulshada aan u matalo-ba guul wayn oo taariikhi ah”ayuu yiri Xil. Ibrahim

“Waxaan u maleynayaa sababta aan isku sharaxay ee aan baarlamaanka ugu biiray waa mid faaiido wayn u leh bulshada aan ka soo jeedo ee Africanka ah iyo guud ahaan dalka na magan galiyay ee rajada iyo nolosha noo abuuray, waxa aan u mahadnaqayaa cashuur bixiyayaashii I maalgaliyay dadkii I dhiiri galiyay iyo qofwalba oo reer New Zealand waxa kaliya ee aan u baahday inaan idhaahdo waa waad ku mahadsan tihiin, aniguna waxaan qabanayaa wax u fiican bulshada iyo dalkaba, ”ayuu yidhi.

Related posts

Komishanka Oo Daahfuray Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Gobolka Awdal.

Heemaall

Prof Cabdi Samatar Oo ka Digay In Dagaal ka Dhasho Habka loo Maareynayo Doorashada

Heemaall

Khasaare Dhaliyay Qarax ka Dhacay Addis-Ababa.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More