Heemaal News Network

IGAD Oo War kasoo Saartay Xiisada ka Taagan Muqdisho.

Urur gobolleedka IGAD ayaa cambaareeyay iska horimaadyadii maalintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho kaddib markii ay dowladdu is hortaagtay mudaaharaad ay qorsheynayeen in ay dhigaan Midowga Mushariixinta.

War ka soo baxay Urur gobolleedka IGAD ayaa waxaa lagu sheegay in ay aad uga xun yihiin rabshadihii ka dhacay magaalada Muqdisho, isla markaana ay cambaareeynayaan.

Waxaa ay ku boorisay dhinacyada saamileyda siyaasadda Soomaaliya in ay sii wadaan geedi socodka wada hadallada xalka looga gaarayo doorashada ka Urur ahaanna arintaa gacan ka geysan doonaan.

Halkan ka Akhriso:

Related posts

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya Oo Laga Helay Cudurka COVID-19.

Heemaall

Guddiga Lagu Muransan yahay Ee Doorashada Oo War-murtiyeed Cusub soo Saaray.(Akhriso)

Heemaall

Qalbi-dhagax: “Kheyre Ha-cadeeyo Doorkii Uu ku Lahaa Dhiibistaydii”

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More