Heemaal News Network

Imaaraadka Carabta Oo Dawlad Ku Meel-gaar ah Ugu Yeertay Dawlada Fadaraalka.

Dawladda isutaga Imaaraatka Carabta ayaa ka hadashay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee habeen ka hor & shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Imaaraadka Carabta ayaa waxa lagu sheegay inay ka walaacsan yihiin xaaladaha kajira magaalada kadib markii rabshado ay dhaceen taas oo ku timid awood loo adeegsaday dadka Shacabka ah.

Sidoo kale Imaaraadka carabta ayaa dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxaa uu ugu yeeray dowladda Kumeel gaarka ah, iyada oo Maanta Warbaahinta Caalamka ay aad u hadal hayaan.

Imaaraadka carabta ayaa waxaa ay kamid tahay dalalka uu khilafka diblumaasiyadeed kala dhaxeeya dowladda uu hoggaamiyo Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana xilliyada doorashooyinka ay faragelin ku sameysaa arrimaha gudaha, iyada oo dhaqalo ku bixisa msusharixiin ay wadato.
Halkan ka Akhriso

Related posts

Abdi Xaashi Oo ka Horyimid Go’aanka Xukuumada ka Qaadatay Doorashada.

Heemaall

Ethiopia Oo Qabatay Hub-wax-gumaada Oo Ay Leedahay TPLF

Heemaall

Wasiirada Arrimaha Dibada Somaliya Oo la Kulamay Dhigiisa Itoobiya.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More