Heemaal News Network
somali

Imaaraadka Iyo Kenya Oo U Doortay Deni Wakiilkooga Khaaska Ah Doorasahada Soomaaliya

Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdilaahi Deni, ayaa maanta ku wajahan magaalda Garowe.
Deni ayaa ku maqanaa socdaal uu ku joogay dalalka Kenya iyo Imaaraatka, oo uu kala hadlayaayey arimaha doorashada sida laga sheegay madaxtooyadda Puntland.

Deni ayaa ahaa xubnihii ugu cadcadaa ee hor joosatay doorashadii Soomaliya, isaga oo ka shidaal qaadanaayey dalalka Kenya iyo Imaaraatka oo aad uga soo horjeeday in markale la doorto Madaxeyne Farmaajo.

Madaxtooyadda Puntland ayaan ilaa hadda ka hadal wixii laga wada hadalay, marka laga reebo jawaabaha ay dadku bixinayaan oo ah in uu wakiil doorasho u yahay labbadaa dal, una soo wakiisheen kaligii hadda, iyada oo ay ka reebeen madaxweynaha Jubbalanad oo markii hore la shaqayn jiray.

Soo dhawaynta Deni ayaa laga dareemayaa magaalada Garowe.

Related posts

Amaanka Musharaxiinta Aqalka Sare Ee Jowhar iyo Baladweyn Oo Laga Shiray.(Sawirro)

Heemaall

R/Wasaare Rooble iyo Wasiirka Amniga Oo la Kulmay Safiirka Uk.(Sawirro)

Heemaall

Borama:-Xildhibaan Ahmed Yaasiin Oo Dhaliilay Safar Uu M/Biixi ku Imanayo Borama

Heemaall