Heemaal News Network

Iraiil Oo Weeratay Saldhig Iiraan Ku Leedahay Dal Suuriya

Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa la sheegay inay xalay weeraro ku qaadeen saldhigyo ku yaal nawaaxiga caasimada Siiriya ee Dimishiq.

Gantaalada ay rideen diyaaradahaasi ayaa la sheegay in yoolkoodu ahaa saldhigyada ciidamada Iran ku leeyihiin magaalada Kiswa oo 14km u jirta caasimada Siiriya ee Dimishiq.

Warbaahinta Dowlada Siiriya ayaa sheegtay in difaaca cirka ee dalkaasi ku guuleysteen inay soo ridaan dhamaan gantaaladii lagu soo tuuray.

Israel dhankeeda ayaa xaqiijisay inay diyaaradahooda hawlgalo fuliyeen, balse ka gaabsaday inay faah faahiyaan khasaaraha ay geysteen.

Related posts

Faransiiska Oo Shaqada ka Eryay Saraakiil Boolis Oo si Xun U Garaacay Nin Madow ah

Heemaall

Musharax Sheegay Inay Dacwad ka Gudbinayaan Madaxwayne Farmaajo.

Heemaall

Dawlada Itoobiya Oo Guul ka Sheegatay Dagaalka Gobolka Tigreega.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More