Heemaal News Network

Iska-horimaad ka Dhashay Arxan-darada Boliiska Farance ka Dhacay Paris.

Booliiska Faransiiska ayaa qaab xoog ah oo dad badani ku tilmaameen arxan daro ku dumiyey, xeryo qaxooti oo buulal ka sameysan kuna yaallay bartamaha mgaaalada Paris.

Iska hor imaad ayaa ka dhex dhacay ciidamadii ammaanka iyo muhaajiriintii halkaasi ku sugneyd, waxa iyaguna goobta joogay dad taageeraya dadka qaxootiga ah.

Wasiirka arrimaha gudaha ee faransiiska GĂ©rald Darmanin ayaa fariin uu ku qorey bartiisa twitter-ka ku tilamaamay muuqaalada warbaahintu baahisay wax laga naxo, waxaanu ku amrey in ay booliisku warbixin buuxda kasoo bixiyaan siddii ay wax u dhacdeen.

Related posts

Golaha Ammaanka Oo Afar Qodob kasoo Saaray Xaaladda Somaliya.

Heemaall

Qaybo Ka Mid Jidhkii Gudoomiyihii Dagmada Gumaaray Ee NFD Oo La Helay

Heemaal

Puntland Oo Xaalad Degdeg ah Galisay Gobolka Bari.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More